Milateriga Itoobiya oo isku gedaamay caasimada gobolka Tigray ee Makelle

Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay ku hareereysan yihiin caasimadda Mekelle isla markaana ay isku diyaarinayaan sidii ay weerar kama dambeys ugu qaadi lahaayeen. Waxaan maanta ku eg saddexdii maalmood ee dowladda Itoobiya u qabatay inay isku soo dhiibaan ciidamada Tigray xilli uu weli dagaal ka socda gobolka. Waxaa laga cabsi in khasaare xooggan uu soo … Continue reading Milateriga Itoobiya oo isku gedaamay caasimada gobolka Tigray ee Makelle